KAAFIYE-PRO waa system casri ah oo loogu talagalay maamulka madaarista Qur’aanka. Wuxuu kuu fududaynayaa maamulka ardayda, macalimiinta, fasallada, xaadiriska, subciska, taxdiidka, lacag bixinta, imtixaanka, tartamada iyo report-yada.
Manage all branches
Daily attendance
PDF & analytics
Super Admin wuxuu maamuli karaa dhammaan madaarista.
La soco xaadiriska iyo waxqabadka macalimiinta.
Maamul ardayda, fasallada iyo report-yada.
Print, download iyo PDF report-yo qurux badan.
KAAFIYE-PRO wuxuu isku keenayaa dhammaan hawlaha madrasa Qur’aan u baahan tahay.
Ku dar, wax ka beddel, activate/inactive garee, lana soco dhammaan madaarista.
La soco joogitaanka, maqnaanshaha iyo daahitaanka ardayda iyo macalimiinta.
Qor halka ardaygu ka bilaabay, halka uu marayo iyo percentage-ka bishii.
Maamul lacagta arday kasta, kuwa bixiyay, kuwa aan bixin iyo receipts.
Samee imtixaan, geli natiijooyin, qiimee class kasta iyo arday kasta.
Maamul tartamada xifdiga, tajwiidka, akhlaaqda, taxdiidka iyo joogitaanka.
Super Admin wuxuu arkaa dhammaan system-ka, halka Admin kasta uu maamulayo madrasadiisa kaliya. Macalimiin iyo ardaydana access gaar ah ayaa loo samayn karaa.
Si fudud ula soco horumarka ardayga, waxqabadka macalinka, lacag bixinta, imtixaanka, subciska, kormeerka iyo qiimaynta guud.
KAAFIYE-PRO waa hal system oo kuu fududaynaya maamulka, la-xisaabtanka iyo report-yada.
Gal System-ka