KAAFIYE-PRO waa system dhamaystiran oo loogu talagalay maamulka madaarista Qur’aanka. Waxay kuu fududaynaysaa maamulka ardayda, macalimiinta, fasallada, xaadiriska, subciska, taxdiidka, lacag bixinta, imtixaanka, tartamada iyo report-yada.
KAAFIYE-PRO wuxuu isku keenayaa maamulka madarasada, xaadiriska, Qur’aanka, subciska, lacag bixinta, imtixaanka, kormeerka iyo reports-ka.
Ku dar, wax ka beddel oo maamul dhammaan madaarista iyo branch-yada.
La soco macalimiinta, fasalladooda, jadwalkooda iyo xaadiriskooda.
Maamul ardayda, fasallada, maadooyinka iyo xogta muhiimka ah.
La soco halka ardaygu marayo, daily progress iyo warbixinnada Qur’aanka.
Maamul lacagta ardayda, payments-ka iyo warbixinta lacag bixinta.
Samee imtixaan, geli natiijooyinka, kana eeg reports dhamaystiran.
Plan kasta wuxuu leeyahay qaybihiisa admin iyo macalin. Marka aad doorato plan, waxaad buuxinaysaa foomka diiwaangelinta, kadib payment-ka ZAAD ama E-Dahab ayaa Super Admin-ku approve-garaynayaa.
Plan-kan wuxuu ku habboon yahay madrasa rabta maamulka aasaasiga ah: macalimiin, arday, fasallo iyo maadooyin.
Plan-kan wuxuu ku darayaa xaadiris, jadwal, lacag bixin iyo imtixaanno, wuxuuna ku habboon yahay madrasa si joogto ah u shaqaysa.
Plan-kan waa system dhamaystiran: Qur’aan, subcis, kormeer, tartan, qiimayn, qorshe bille/sanadle iyo reports dhamaystiran.
KAAFIYE-PRO waxaa loo dhisay si madrasa kastaa u hesho account-keeda, plan-keeda, macalimiinteeda, ardaydeeda iyo reports-keeda iyada u gaar ah.
Basic, Standard ama Advanced.
Geli magaca madarasada iyo admin-ka.
ZAAD ama E-Dahab ku bixi.
Super Admin ayaa kuu furaya system-ka.